Qatar taariikh bulashada islaamku ay ku faani karaan ayay ka sameeyeen furitaanka Koobka aduunka.

Qatar taariikh bulashada islaamku ay ku faani karaan ayay ka sameeyeen furitaanka Koobka aduunka.

Qodobada taariikhda galay ee dal kasta oo muslim ah oo fursad u hela marti galinta koobkaan uu uga dayan doono Dooxa waxaa ka mid ah.

1- Muujinta in diinta islaamku tahay furaha nolosha iyo ku daah furida koobka aayadaha qur’aanka.

2- Faafinta diinta islaamka iyo kaa faa’iidaysiga fursadq mar la araga ah ee ay u heleen in ay diinta u gudbiyaan kunanaan gaalo ah oo koobka u soo daawasho tagay qaarkoodna durba ay diinta qaateen.

3- ka hor taga qaniisiinta iyo qawmu luudnimada oo markii ugu horeysay 94-ta sano ee uu socdo koobka aduunka aysan dhicin in dalka marti galinaya oo dadka nuucaas ah u diido wadankiisa.

4- Deganaanta, nabada iyo xasuloonida iyo Muujinta in dunida islaamku tahay mid ka duwan fikirka ay gaaladu ka haysteen iyo qodobo kale oo muhiim ah.



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post