DEG DEG: Madaxweynaha galmudug Ahmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa gaaray

DEG DEG: Madaxweynaha galmudug Ahmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa  gaaray degmada Baxdo ee gobolka galgaduud 

Ujeedka safarka madaxweyne qoor qoor ee degmada Baxdo ayaa ku qotoma sidii loo dar dargalin lahaa howlgalada ka dhanka al-shabaab  oo maalmihii lasoo dhaafay hakad ku jiray isla markaana keentay in weeraro dhowr ah lagu qaado fariisimaha ciidamada ee deegaanka qaayib




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post