Taliyaha Ururka 6-aad Guutada 16-aad ee kumaan dooska Xds Danab deeganada Caaydaruus Maxamed ayaa lakulmay

 Taliyaha Ururka 6-aad Guutada 16-aad ee kumaan dooska Xds Danab deeganada Caaydaruus Maxamed ayaa lakulmay




qaar ka mid dadka kudhaqan degaano hoosyimaado degmada buula burte oo ay abaaruhu saameeyeen. 

Taliyaha ayaa bulshada kala sheekeeystay dhibaatooyinka ay abaartu ugeeysatay

Waxana uu taliyuhu alle ugu barayay in dadkaas somaliyeed ee abaarta ladaala dhacaya in ilahay raxmadiisa siiyo . 

Qooysaskan ayaa sidoo kale sheegay in maleeshiyada alshabaab ay dhibaato ugeeysteen maadaama ay ka kaxeeysteen xoolihii yaraa ee ay hasten. 

Intii ay socdeen howlhalada lagu ciribtirayo maleeshiyaadka aragagexesada al-shabaab ayaa waxa ay dadka reerguuraaga ka kaxeeysteen xoolihii dhaqanayeen taasi oo keentay xaalad nololeed oo soo wajahday.

Madaxada Qaranka ayaa balan qaaday in gargaar la gaarsiinayo dadka ku nool degaanada argagixisada laga xoreeray iyadoo ay meelo Ciidanka Xds ay gargaar gaarsiiyeen.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post