Dowladda Soomaaliya oo Xasan Daahir Aweys ka mamnuucday in uu mar dambe kasoo muuqdo

Dowladda Soomaaliya oo Xasan Daahir Aweys ka mamnuucday in uu mar dambe kasoo muuqdo Baraha Bulshada. 

Xasan Daahir oo muddo 9 sano ah u xiran dowladda ayaa muddooyinkii dambe kasoo muuqanayay Baraha Bulshada isagoo dowladda uu u xiranyahay wax ka sheegaya, sidoo kalana bulshada ka gadaya aragtida uu u xiranyahay ee kooxda AS.





Post a Comment (0)
Previous Post Next Post