Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Gobolka Shabeellaha Dhexe ugu baaqay inay ka qeyb noqdaan howlgalada dalka looga xureynayo kooxaha argagixisada ah.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka sida iyo dadka deegaanka ee argagixisada arxanka daran ka xureeyay deegaanno badan, isagoo xusay in dhowaan deegaanno iyo degmooyin muhiim ah la dulqaadi doono kooxaha argagixisada ah ee u taagan xasuuqa shacabka Soomaaliyeed.






Post a Comment (0)
Previous Post Next Post