Ciidamada Gorgor iyo Danab oo wata gaadiid Dagaal ayaa xalay saq dhaxe gaaray Degmada Cadalle ee Gobalka Sh/dhaxe

 Ciidamada Gorgor iyo Danab oo wata gaadiid Dagaal ayaa xalay saq dhaxe gaaray Degmada Cadalle ee Gobalka Sh/dhaxe oo maalma ka hor ay gaareen Xildhibaano iyo Saraakiil ciidan, wilina waxaa Gobalka ku wajahan Ciidamo Tirabadan Xildhibaano ka Tirsan Labada aqal iyo Saraakiil sar sare


Deegaanka Xaaji Cali ee Gobalka Sh/dhaxe waxaa shalay gaaray Xildhibaan Maxamed Cajiib, X Abuukaate oo ku suganaa labadii Maalin ee la soo dhaafay Degmada Cadalle, waxayna u kuurgaleen Xaalada Ciidamada ku sugan D/Xaaji Cale ee Sh/dhaxe



Post a Comment (0)
Previous Post Next Post