Booliska degmada Cadaado ayaa gacanta ku dhigay gaariga looga shakiyey inu wado walxaha qarxaha

Booliska degmada Cadaado ayaa gacanta ku dhigay gaarigaas oo laga shakiyay waxa uu sido, waxaana socdo baaritaanno ku aaddan waxa lagu soo raray.
Laamaha amniga Magaalada Cadaado ayaa heegan buuxa galay tan iyo markii Qaraxyo waaweyn lagu weeraray magaalada Beledweyne si loo qalqalgeliyo howlgallada xoreynta ah ee ka socdo dalka.




Post a Comment (0)
Previous Post Next Post