Kolonyo Gaadiidka Dagaalka ah iyo Ciidamo ka socda Beesha Mudulood oo ka qeyb qaadanaya Dagaalka ka dhanka ah Shabaab-ayaa

Kolonyo Gaadiidka Dagaalka ah iyo Ciidamo ka socda Beesha Mudulood oo ka qeyb qaadanaya Dagaalka ka dhanka ah Shabaab-ayaa goordhaw ka amba baxay Magaalada Muqdisho.

Ciidamada ayaa noqonaya qeybtii labaad waxaana lagu soo bandhigay Duleedka Magaalada Muqdisho.





Post a Comment (0)
Previous Post Next Post